( Halkan ka Dhagayso )
Waxaan Waraysi la yeeshay Sheekh Abdirisaaq Ducaale oo ka mid ah Culimadda Gobolka Minnesota. Sheekha ayaa wuxuu ka mid ahaa Culimo horey u taageertay Madaxwayne Trump. Sheekh Abdirisaq ayaa waraysi igu sheegay in uu hadda fekerkaas uu wax ka badalay. ka dib marka uu sheegay in Madaxwayne Trump oo balantii ka baxay. siddoo kale ereyo badan oo qadaf ah uu kula kacay dadka Soomaalidda Ee Maraykanka. Sheekh Abdirisaq ayaa waraystay Maalinta ka hor Doorashadda ( Mid Term ) wuxuu ugu baaqay dad Soomaalidda in ay codeyaan cidda ay u arkaan in ay danta ugu jirto. ( Xaga Sarre ka dhagaysto waraysigga )







