Waxaa waraysi la yeeshay qaar ka mid ah madaxda Ha’adda CVT oo aan ka waraysi arimaha bulshadda iyo Xaaladda dhimirka gaar ahaan bulshadda socdaalka ku timid dhawaan wadanka maraykanka ee magangalyo doonka ah. Warasyigga oo dhamaystiran ka dhagayso halkan HOOSE .