
( Dhagayso) Barnaamijka Xuquuqda Soomaalidda Maraykanka lagaga hadlayo.
Barnaamijka waxaa lagaga hadlayaa Ha’adda Somali American Rights Coalition shaqadda ay qabatay ama qaar ka mid ah shaqooyinka ay ka qaban doonto magaaladda St.Cloud iyo Central Minnesota. Waxaa Barnaamijkan inoo








