Barnaamijka waxaa lagaga hadlayaa Ha’adda Somali American Rights Coalition shaqadda ay qabatay ama qaar ka mid ah shaqooyinka ay ka qaban doonto magaaladda St.Cloud iyo Central Minnesota.

Waxaa Barnaamijkan inoo xiriirnaya Omar boodhi.

Amin Mohamed oo ka tirsan Ha’adda Somali American Rights Coalition ayaa ka qayb qaatay Barnaamijka.



Ahmed Laarri oo ka tirsan Bahda Saxaafadda ayaa ka waramaya Xaaladda Guud iyo Mida siyaasadeed ee hadda ka jirta maraykanka.












