
Somali
St.Cloud : Doorashadda Guud waxay bilaabmaysaa Maalinta Jimcaha Ee Sept.18.
Dadku waa ay Codayn karaan. Doorashadda Guud Ee November laga bilaabo maalinta Jimcaha ah Ee Sept. 18. Dadka ku dhaqan degmadda Stearns waxay bilaabi karaan codaynta doorashadda maalinta isniinta ah