๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐ค๐ฎ ๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ข๐ก๐ง๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐ฌ
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa yeeshay hoggaan cusub. Doorasho ay ka qayb galeen 14 xubnood oo Golaha ka tirsan, ayaa waxaa ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ loo doortay Dr. Omar Dahir Mohamud, halka ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง loo doortay Dr. Adan Jama.
Waxaan u diraynaa hambalyo diirran madaxda cusub, annagoo u rajaynayna guul iyo horumar ay la yimaadaan hoggaamintooda.
The National Health Professional Council-NHPC has elected new leadership. In an election participated in by 14 council members, Dr. Omar Dahir Mohamud was elected as Chairman, while Dr. Adan Jama was elected as deputy Chairman.
We extend our warmest congratulations to the newly elected leaders and wish them great success and progress in their leadership journey.
