
Cinwaanka warka : La kulan Dr Bashiir, oo ah dhaqtarka furay Xaruntii ugu horeysay ee uu leeyahay qof Somali ah. Dhaqtar Bashiir Macalim wuxuu furay Xarunta Caafimaadka Ee Xayat Clinic

Warqaddaha Caafimaadka Ee Green Cardka ka samayso Hayat Clinic. ( Ogaysiis ) Hayat Clinic oo hadda Aqbalay Bukaanadda Cusub Warqadda DOT ka samaysto Xarunta Caaafimaadka Eee DOT

