𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐤𝐮 𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐢𝐡𝐧𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐬
Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka ayaa yeeshay hoggaan cusub. Doorasho ay ka qayb galeen 14 xubnood oo Golaha ka tirsan, ayaa waxaa 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 loo doortay Dr. Omar Dahir Mohamud, halka 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐞 𝐊𝐮-𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧 loo doortay Dr. Adan Jama.
Waxaan u diraynaa hambalyo diirran madaxda cusub, annagoo u rajaynayna guul iyo horumar ay la yimaadaan hoggaamintooda.
The National Health Professional Council-NHPC has elected new leadership. In an election participated in by 14 council members, Dr. Omar Dahir Mohamud was elected as Chairman, while Dr. Adan Jama was elected as deputy Chairman.
We extend our warmest congratulations to the newly elected leaders and wish them great success and progress in their leadership journey.






