
Kursigga Xaafadda ” Ward 3″ waxaa ku tartamay Luke Christian iyo Hudda Ibrahim. Kursigga waxaa hadda ku fadhida Hudda Ibrahim. Kursigga waxaa u codayn kara kaliya dadka ku dhaqan ward 3 Ee magadda St.Cloud.
Professor Hudda Ibrahim waxay horey u noqotay Barre wax ka dhiga St.Cloud Technical and Community Collage.
Waxaa dhan kale la tartamay Luke Christian oo horey u soo noqday Ciidamada marayka, hadda ka tirsan Ciidamaddka amniga.
Haddii aad ku noosahahay St.Cloud waxaa hadda ka codayn karto Magaladda St.Cloud Ee City Hallka.Xafiiska Magaaladda St.Cloud. Waxaa kale oo ka codayn kartaa Xafiiska Degmadda Stearns gaar ahaan Xafiiska ku yaal Xaafadda Waite Park.
Doorashaddu waxay socon doontaa ilaa bisha Nov.3.





